3 thoughts on “Ciidamada Itoobiya Oo Markale Lagu Weeraray Gobalka Hiiraan.

  1. Tuug weeye gaal kuye hadaan toori lagu jiidin
    Ama aan tayuub olalayiyo taayar lagu xaaqin
    Tareesada hadaan lagu gubayn tacadi daynmaayo
    Tafa gaab Tigree iyo amxaar waa tolshaydaane
    Tafaraaruqee nay rabaan kuna tigaa daane
    Tayo malahan duul kaan midnimo taabo galinayne
    Tuutaha ku waa soo xirtii tababar gaalsiiyey
    Hadaynaan tirtirin layninoo tiim kan la xasuuqin
    Tigaad iyo doog dag noo toos barwaa qowno
    Tallaahaan maree waa ciyaar tafaha loo xay tay
    Tareen kii shareecada markii layska wada tuuray
    Dintana tuhmays teen shacbigu niniyo toog tiise
    Tubtuu Eebahay nooga digay toos u wada qaadnay
    Tacab keen inuu ba,ay miyaa muran ka taagnaaba
    Markii talis Ibliis lagu xirtee gaal lawada tuugay
    Cadaawaha markii lagu tabacay talada reer keena
    Tigaad iyo inaan rays dagnaa waa baacacoo tima leh
    Tigree waainaan layno tiimkadaba yaale
    Tawxiidka cadaw giisa iyo tuuaays biirsan
    Tareesiyo nuxaas lagu gubiyo taayar ololaaya
    Garbaan tolow u lee nahay aano todobkaane
    Tusaalahan aqaa teen ragaa tabiyo xeelweeye

Comments are closed.