Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Qalimow ee gobalka Shabeelada dhexe.
Shabaabul Mujaahidiin ayaa deegaankan kula wareegay dagaal la’aan,iyadoo maleeshiyaatkii dowlada Ridada ee ku sugnaay Qalimow ay halkaasi isaga carareen.
Saraakiisha ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa goob fagaara ah kala hadlay Bulshada ku dhaqan deegaanka,waxeyna dadka deegaanka si aad ah usoo dhaweeyeen La wareegidda Shabaabul Mujaahidiin ay la wareegeen gacan ku heynta deegaankaasi.
Qalimow ayaa ah deegaan istiraatiiji ah oo ku yaala wadada isku xirta degmooyinka Jowhar iyo Balcad oo ka wada tirsan gobalka Shabeelada dhexe,waxa ay la wareegidda deegaankan kusoo aadeysa xilli maalmo ka hor ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Af-urur ee duleedka magaalada Boosaaso ee gobalka Bari.
Calamada.com
الله أكبر الله أكبر والعزة لله
اللهم انصر من نصر الدين اللهم انصر المجاهدين في كل مكان
اللهم فرق عدوك وعدهم يارب العالمين
اللهم اجعل قواتهم ودباباتهم وطائراتهم غنيمة للمسلين .آمـــــــــــــــــــين ]يارب العاليمن.
والعاقبة للمتقين.