Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa aroornimadii hore ee saaka weerar xoogan kula jarmaaday saldhig Maleeshiyaatka Murtadiinta ku leeyihiin degmada Balad-Xaawo ee Wilaayada Gedo.
Weerarkan oo ahaa mid si heersare ah loo soo qorsheyeeyey ayaa ku bilowday Camaliyad Istish-haadi ah oo ka dhacday bartanka xerada, ka dibna waxaa xigay weerar xoog ku gal ah oo Mujaahidiintu ku Iqtixaameen difaacyada Murtadiinta.
Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa Idaacadda Islaamiga Andalus u sheegay in camaliyadda ka dib ay ciidamada Mujaahidiinta dhowr jiha ka soo weerareen xerada, islamarkaana halkaas lagu xasuuqay Maleeshiyaatkii murtadiinta ee ka bad-baaday qaraxa.
Dagaal faraha la isula tagay ka dib, Waxaa ciidamada Mujaahidiinta u suuragashay in ay cagta mariyaan maleeshiyaatkii murtadiinta ee ku sugnaa saldhigga, Iyadoo halkaas ku burburiyey xerada, sidoo kalena xasuuqay murtadiinta.
Ciidamada mujaahidiinta ayaa sidoo kale cagta mariyey tiro maleeshiyaat ah oo iyagana ku sugnaa saldhigga magaalada iyo xarunta degmada sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiisha Mujaahidiinta taas oo ugu dambeyntii Mujaahidiinta u suuragelisay in ay si buuxda ula wareegaan magaalada.
Inkastoo weerarku uu dhacay goordhow, hadana qasaaraha hordhaca ah ee aan heleyno ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay in ka badan 30 askari oo ka tirsan Murtadiinta, tiro intaas ka badana lagu dhaawacay, Waxaase suuragal ah in qasaaruhu intaas ka sii bato.
Maleeshiyaatka ka bad-baaday rasaasta Mujaahidiinta ayaa u kala firxaday xad-beenaadyada Kenya iyo Itoobiya, Iyadoona Maleeshiyaatka qaarkood ay xerada baxsadeen iyagoo dhaawacyo kala duwan qaba.
Saraakiisha Mujaahidiintu waxay noo sheegeen in magaalada iyo xerada cidianka labaduba ay hadda ku jiraan gacanta Mujaahidiinta, Islamarkaana cadowga uu noqday wax la dilay, Wax firxad iyo wax howdka ku dhuumaaleysanaya.
Saldhiggan waxaa ku sugnaa boqolaal Maleeshiyaatka isku dhaf ah oo ka kala tirsan maamulka murtad Axmed Madoobe ee isku magacaabay ‘Jubaland’ iyo waxa loogu yeero ‘Ciidanka Xoogga’ Waxaana ay ka mid yihiin maleeshiyaat dhowr bilood ee ugu dambeeyey la abaabulayey si ay gaashaan ugu noqdaan maamulka gala-raaca ah ee ka taliya magaalada Kismaayo.
Todobaadkii la soo dhaafay, Waxay Mujaahidiintu sidan oo kale cagta mariyeen saldhig maleeshiyaatkan Isku dhafka ah ku leeyihiin deegaanka Buula-Gaduud ee duleedka magaalada Kismaayo, Iyagoo halkaas ku dilay in ka badan 35 ka mid ah murtadiinta, soona ganiimeystay hub iyo gaadiid dagaal.
Weeraradan ka kala dhacay Buula-Gaduud iyo Balad-Xaawo waxay fariin adag u dirayaan maamulada murtadiinta ee ka jira dalka iyo maleeshiyaatka ay saliibiyiintu gaashaanka ka dhigteen taas oo u sheegeysa in Mujaahidiintu inkastoo ay ku mashquulsan yihiin dafcinta cadowga saliibiga ah, hadana aysan dhanka kale ilowsaneyn dhagarta iyo shirqoolada murtadiinta.
Xigasho Idaacada Andalus.
Calamada.com
Alhu akbR
Alhu akbr alhumaacizallmujahidin
Waxaan idin leeyahay walaalyaal kolleyba xabad ayaa idin dileysa ee jihaadka ku soo biira oo safka cadawga iyo gaalada ka soo baxa alle agtiisa waxaad ka helaysaan denbi dhaaf iyo Ajjarweyn hadaad sidaa yeeli weydaan Alle waxa uu idinku ciqaabi doona gacan mujaahidiinta naartii qabriga iyo naarti Aakhiro wey idiin danbeysaa mujaahidiintana waxaan leeyahay alle madayacayo camalkiina insha allaah hadaanu nahay haweenka muslimaadka waxaanu idinku xoojineynaa ducada