Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa baahisay qaybta 2-aad filim Documentary ah oo cinwaan looga dhigay “Fadarhum wamaa Yaftaruun”. kaas oo lagu soo bandhigay sida ay saliibiyiinta reer galbeedka ah culimaa’u suuga Riddada ugu adeegsadaan dicaayaadkooda ka dhanka ah mujaahidiinta.
Qaybtan 2-aad oo ah mid aad u xiiso badan ayaa soo bandhigaysa qaabka ay gaaladu juhdi badan ugu bixinayso sidii ay culimaa’u suuda calooshood u shaqaysteyaasha ah u faafin lahaayeen dicaayaadka ka dhanka ah mujaahidiinta.