Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa caawa baahisay qaybta koowaad filim Documentary ah oo cinwaan looga dhigay “Fadarhum wamaa Yaftaruun”. kaas oo lagu burinayo beenta warbaahinta cadowga laguna soo bandhigaayo ujeedka uu cadowgu ka leeyahay diyaacaadka ka dhanka ah Mujaahidiinta.
Qaybtan 1-aad ee caawa la baahiyay ayaa lagu soo bandhigayaa dedaallada xooggan ee ay reer galbeedka saliibiyiinta ah ku bixinayaan warbaahinta si ay u marin habaabiyaan bulshada muslimka ah duullaankan ayaana xooggiisa soo billowday tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay dhaceen camaliyaadkii barakaysnaa ee ay mujaahidiinta Al-qaacidda ka fuliyeen Maraykanka 11-kii Sebtember 2001-dii.
Filimka ayaa sidoo kale soo bandhigaya siminnaarada ay bixiyaan urur gaaleedka Qaramada midoobay iyo midowga gaalada Africa kaas oo ay ku abaabiyaan wariyeyaasha ka howlgala warbaahinta dowladda Riddada si ay u faafiyaan dicaayaadka ka dhanka ah mujaahidiinta.
Isdaarka ayaa dhanka kale soo bandhigaya xaqiiqooyin cad cad oo burinaya beenta warbaahinta reer galbeedka iyo tan xukuumadda Riddada iyadoo mu’assasada Al-kataa’ib ay dhacdooyinka xaqiiqda ah kasoo tabinayso furimaha hore ee dagaalka.
Halkan Kala Deg Filimka Oo Facebook Ah.