Kataa’ib Akhbaariyah ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo weerar ay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaan ka tirsan gobolka Laamu, oo ka mid ah dhulalka muslimiinta balse ku hoos jira gumeysiga gaalada Kenya.
Muuqaalkan waxaa lagu daawan karaa ciidamada mujaahidiinta oo dab qabadsiinaya saldhigga ciidamada booliska kenya ee Wiito oo ka tirsan gobolka Laamu, halkaas oo ay mujaahidiintu dagaal la’aan kula wareegeen ka dib markii ay isaga carareen ciidamadii Kenya ee ku sugnaa.