Mu’assasada Al-Kataaib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa goordhow baahisay kalimad muhiim ah oo uu jeedinayo Amiirka Mujaahidiinta bariga Africa, Sheikh Axmad Cumar Abu Cubaydah Xafidahullah.
Amiirka wuxuu kalimaddan kaga hadlayaa damaca xabashida Itoobiya ay ku doonayso inay ku qaadato badda Soomaaliya, ujeedada ka dambaysa damacaas gurracan iyo taariikhda ay soo martay, Sheekha ayaa sidoo kale ka hadlaya kaalinta ay maamullada ridada ah ku leeyihiin fulinta ajandayaasha Xabashida iyo waxa la gudboon bulshada Soomaaliyeed ee Muslimka ah.
Halkan Ka Daawo Kalimadda Amiirka.
Halkan Ka Degso Kalimadda Amiirka.