Degmada Ceeldheer ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud waxaa maalintii labaad oo xiriir ah si buuxda gacanta ugu haya maamulka islaamiga ah ee wilaayada Galgaduud, kaddib markii ay degmadaasi isaga carareen maleeshiyaadkii murtadiinta ee sida qar iska tuurka ah kusoo galay magaaladaas.
Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud iyo ciidamada difaaca shareecada islaamka ee beesha Waceysle ayaa si buuxda ula wareegay degmada, waxayna raayada Towxiidku dib uga taageen bartamaha magaalada.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.