Ciidamada difaaca shareecada ee beesha Murusade oo ka mid ah qabaa’ilka Ansaarta ah ee dega wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud ayaa maanta xaflad ballaaran oo soo dhawayn ah loogu sameeyay degmada Galhareeri ee wilaayada Galgaduud.
Boqollaal ka mid ah shacabka ku dhaqan degmada Galhareeri ayaa bartamaha degmada soo dhawayn heer sare ah ugu sameeyay waxgaradka iyo ciidamada difaaca shareecada islaamka ee beesha Murusade, kuwaas oo qayb ka ahaa mujaahidiintii ka qayb qaadatay duullaankii lagu xasuuqay murtadiinta ee ka dhacay deegaanka Cowsweyne.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.