Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa goordhow baahiyay muuqaal cusub oo uu kusoo bandhigayo dardaaran dhaxal gal ah oo uu ka tagay Sheekh Muxammad Mire Jaamac, waaligii wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya oo ku shahiiday duqayn saliibiyiinta Maraykanku kula beegsadeen duleedka deegaanka Kuunya Baroow ee Shabeellada Hoose.
Waa dardaaran iyo farriimo muhiim ah oo dhinacyo badan taabanaya oo uu Sheekh Maxamed Mire kaga tagay guud ahaan umadda muslimka ah, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed, mujaahidiintooda u taagan difaaca diinta islaamka, gabdhaha muslimaadka ah iyo umarada mujaahidiinta.
Halkan Ka Degso Dardaaranka Sheekh Maxamed Mire.
Facebook Toos Uga Daawo Dardaaranka Sheekha.