Mu’assasada warbaahineed ee Al-kataa’ib ayaa faafisay sawirrada xafladda qalin jebinta mucaskarka ciidan ee istish-haadiyiinta mujaahidiinta ee loogu magac daray saxaabiga jaliilka ah ee Ribci Ibnu Caamir Allaah haka raali noqdee, kaas oo bishan aan ku jirno kusoo dhamaaday wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya.
Sawirrada la faafiyay oo ka koobnaa 50 sawir, ayaa sawir guud ka bixinaya mucaskarka ciidamada Istish-haadiyiinta, waxaa lagu arki karaa dhoolatus millatari oo ay samaynayaan ciidamada Mujaahidiinta ee tabobarka ciidan loo xiray, waxaa sidoo kale sawirrada laga dheehan karaa kumannaan ciidamo mujaahidiin ah oo isugu jira Istish-haadiyiin iyo kuwa kale oo heegan u ah inay burburiyaan dastuur gaaleedka isla markaana kor yeelaan kalimadda towxiidka, si ay umaddu u noqoto mid isku filan oo dastuurkeedu yahay Qur’aanka iyo sunnaha Rasuulka SCW.
Sheekh Cali Maxamuud Raage Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa ka mid ah hoggaanka xarakada ee kasoo muuqanaya sawirrada, waxaana sheekha dhanka dambe ka taagan ciidamo Istish-haadiyiin ah oo ka mid ah ciidanka kasoo qalin jebiyay mucaskarka Ribci Ibnu Caamir ee dhowaan soo gabgaboobay.
Sawirrada waxaa ka muuqanaya dowrka iclaamiga ah ee mujaahidiinta, Al-kataa’ib ayaana mucaskarka kaso diiwaan gelisay sawirro qurux badan oo indhaha muslimiinta soo jiidanaya, halka sidoo kalena ay muuqaalladaas argagax ku tuurayaan quluubta qpf walba oo qayb ka ah dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Xafladda Qalinjebinta Mucaskarka Ribci Ibnu Caamir (RC).