Kataa’ib Al-akhbaariyah ayaa baahiyay muuqaal uu kasoo muuqanayo askari murtad ah oo ka mid ah maxaabiistii ay mujaahidiintu kusoo qabteen weerarkii cagmarinta ahaa ee toddobaadkii tagay ka dhacay deegaanka Cowsweyne ee dhaca bariga wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, halkaas oo Allaah fadligiis lagu dilay inka badan 200 oo askar murtadiin ah.
Maxbuuskan oo lagu magacaabo Cali Aadan Xuseen ayaa sheegay in uu ka tirsanaa maleeshiyaadkii murtadiinta ee ay ciidamada mujaahidiintu kusoo qabteen duullaankii Cowsweyne, waxa uu soo muuqanaya isagoo ku sugan xeradii cagta lagu mariyay 2 kun oo askar murtadiin ah oo ay saaxiibo ahaayeen, halkaas oo uu ka dirayo fariimo kala duwan oo ku socda kooxda Riddada iyo dhalinyarada lagu dhagray dagaalka ka dhanka ah mujaahidiinta.
Halkan Ka Daawo Farriinta Askarigan Murtadka Ah.