Guddiga maaraynta fatahaadaha ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa xaflad si heer sare ah loo agaasimay oo ka dhacday magaalada Kuunya-barrow ee wilaayada Sh/hoose kusoo bandhigay waxqabadkiisii tan iyo markii uu guddigu ka howl billaabay wilaayaadka islaamiga ah.
Munaasabaddan waxaa kasoo qayb galay oo kalimaad kala duwan ka jeediyay masuuliyiin ka tirsan guddiga maaraynta fatahaadaha ee mujaahidiinta, masuuliyiin ka socday Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, culimo iyo marti sharaf kala duwan, waxaana guddiga uu xafladdaasi kusoo bandhigay waxqabadkiisa oo maqal iyo muuqaal ah.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Munaasabadda.