Nabadoon Cali Biyoow Gaafoow oo ah gudoomiyaha golaha Nuqabada Wilaayada Islaamiga Shabeelada dhexe ayaa kalimad ka jeediyay shirkii dhawaan usoo gaba gaboobay odayaasha dhaqanka iyo hogaanka Qabaa’ilka dega Wilaayaatka Islaamiga dalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha ayaa xusay in beelaha iyo guud ahaan bulshada ku dhaqan Wilaayada Islaamiga Shabeelada Dhexe si buuxda u qaateen fatwadii sharciga aheed ee kasoo baxday shirweynihii 5-aad ee Culimada Wilaayaatka Islaamiga iyo bayaankii kasoo baxay shirkii hogaanka qabaa’ilka iyo odayaasha dhaqanka wilaayaatka Islaamiga.
Halkan Hoose Ka Daawo Kalimadda Nabadoon Cali Biyoow Gaafoow.