Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta ayaa goordhow baahisay horudhaca muuqaal Documentary ah oo lagu faaqidayo dagaalkii Black Hawk Down ee magaalada Muqdisho ka dhacay sannadkii 1993-kii, kaasi oo lagu dilay tobannaan askari oo Ameerikaan ah, sidoo kalena maydadkooda lagu jiid-jiiday waddooyinka caasimadda.
Filimkan Documentary-ga ee xiisaha badan ayaa lagu wadaa in goordhow la baahiyo, waxaana uu socon doonaa muddo hal saac ah, waana filim lagu soo saari doono laba luuqadood oo kala ah English iyo Soomaali.