Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaalkii 7-aad, taxane uu kusoo bandhigayo farriimo ka yimid dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan wilaayaadka islaamiga ah ee soomaaliya, kaas oo ay uga warceliyeen sida ay u arkaan heshiiskii burcadnimada ahaa ee uu Muuse Amxaar badda Soomaaliya ugu saxiixay xabashida Itoobiya.
Qaybtan waxay Kataa’ib kusoo bandhigtay sida bulshada muslimiinta ah ee ku dhaqan wilaayada Gedo uga hadleen heshiiskii Muuse Axmaar uu badda Soomaaliyeed ku siiyay nasaarada xabashida Itoobiya.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka 7-aad.