Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa maanta baahiyay muuqaalkii saddexaad, muuqaallo taxane ah oo uu kusoo bandhigayo farriimo ka yimid dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan wilaayaadka islaamiga ah ee soomaaliya, kaas oo ay uga warceliyeen sida ay u arkaan heshiiskii burcadnimada ahaa ee uu Muuse Amxaar badda Soomaaliya ugu saxiixay xabashida Itoobiya.