Kataa’ib Akhbaariyah ayaa caawa baahiyay muuqaal cusub oo uu kusoo bandhigayo weerarkii kammiinka ahaa ee ay maanta ciidamada mujaahidiintu u dhigeen ciidamada saliibiyiinta xabashida Itoobiya ee ka dhacay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha degmada Waajid, ee wilaayada Bakool.
Weerarkan dhabbagalka ah oo lagu dilay 8 askari oo xabashi Itoobiyaan ah, laguna furtay hub iyo agabyo kala duwan oo kuwa ciidanka ah, ayaa lagu daawan karaa muuqaal uu baahiyay Kataa’ib Akhbaariyah, ciidamada mujaahidiinta oo ku taqadumaya saliibiyiinta xabashida, toogashana ku dilaya ciidamada kuffaarta.