Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal askar towbadkeenayaal ah oo kasoo goostay maamulka ashahaada la dirirka ah ee isku magacaabay Jubbaland, kuwaas oo uu soo bandhigay maamulka islaamiga ah ee wilaayada Jubbooyinka.
Taa’ibiintan waxay sheegayaan inay ka mid ahaayeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ka howlgalayay deegaannada dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee wilaayada Jubbooyinka, waxayna ka warbixinayaan halka kaga biiraan Riddada iyo waxa ku dhaliyay inay ka towbad keenaan gaalnimadii ay ku jireen.
Halkan Ka Degso Muuqaalka Taa’ibiinta.