Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaalka askari towbad-keen ah oo ka tirsanaa maamulka Ridada ah ee isku magacaabay Jubbaland, kaasi oo isagoo taa’ib ah oo Allaah uga soo laabtay gaalnimadii uu ku dhacay isku soo dhiibay wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka.
Askaritan towbad-keenka ah ayaa bixinaya xog ku aadan, magaciisa, halka uu kaga soo biiray Riddada, iyo xogo kale oo ku aadan sida uu kusoo gaaray deegaannada lagu maamulo shareecada islaamka ee wilaayada Jubbooyinka.