Daawo Muuqaalka Bulshada Wilaayaadka Oo Ka Hadlay Go’aanka Itoobiya Lagu Siiyay Badda.
January 4, 2024
Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa maanta baahiyay muuqaalka 1-aad oo lagu soo bandhigayo sida ay bulshada ku nool wilaayaadka islaamiga ah u arkaan heshiiska dhexmaray dowladda xabashida Itoobiya iyo maamulka Ridada ah ee Somaliland.