Channelka wraarka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo uu kusoo bandhigayo weerar ciidamo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin cagta ku mariyeen saldhiggii maleeshiyaadka Riddada ee deegaanka Ilbaq ee dhaca duleedka degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe.
Weerarka oo dhacay 9-kii bishan Safar ayay mujaahidiintu Allaah fadligiis ku dileen 27 murtadiin ah, halka ay gacanta ku dhigeen hub, gaadiid dagaal iyo saanad ciidan oo kala duwan, muuqaalka Kataa’ib ka faafisay weerarkan oo la daawan karo muddo 3 daqiiqo ah ayaa lagu soo bandhigayaa sida uu u dhacay weerarkaasi.