Nabadoon Xaaji Bashiir Axmed Xeyle oo ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo nabadoona Beesha Maxamuud Hiraab oo kalimad ka jeediyay shirkii hogaanka dhaqanka Qabaa’ilka Wilaayaatka Islaamiga ayaa kalimadiisa kaga hadlay arimo muhiim ah.
Nabadoon Xaaji Bashiir ayaa qiray in beesha Maxamuud Hiraab ay ka go’antahay iney la dagaalanto maamulka Xasan Garguurte iyo kuwa Kufaarta garab siineysa Garguurte.
Sidoo kale Nabadoonka ayaa baaq Towbadkeen ah u diray saraakiisha iyo askarta ku abtisada beesha Maxamuud Hiraab ee ku jira safka Murtadiinta.
Halkan Hoose Ka Daawo Kalimadda Nabadoon Xaaji Bashiir.