Munaasibadda farxadda ciidda Awgeed, waxa gudaha degmada Jilib gaar ahaan beerta Shareecada laga hirgaliyay xarun aad u qurux badan oo roog cagaaran lagu goglay.
Xaruntan oo ah mid cusub ayaa waxa lagu ciidsiiyay caruurta Agoonta ee degmada Jilib, waxana loo keenay qalab lagu ciyaaro oo aad ay ugu farxeen caruurtu.
Sida sawirrada idiinka muuqata xarunta waxa ku wareegsan dhir aad u qurux badan oo jawiga meesha ka dhigay mid qurxoon, waxana indhihiinu ay qabanayaan caruurtii oo aad u faraxsan oo qalabkaasi ku ciyaaraya.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka oo Dhamaystiran.
Hoos Ka Fiirso Sawirada.