Waxaa la faafiyay qaybta labaad sawirro muujinaya dadkii shacabka ahaa ee diyaaradaha dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka ay ku xasuuqeen degmada Galhareeri ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, kuwaas oo isugu jira haween, caruur iyo waayeel.
Qaybta labaad ee sawirradan ayaa muujinaya saamaynta ka dhalatay duqaymaha aan loo meel dayin ee saliibiyiintu ku beegsadeen dadka rayidka ah, maydadka dadka rayidka ah ee ku shahiiday duqaymaha Maraykanka ayaa lagu arkayaa sawirradan cusub.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.