Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa maanta baahiyay muuqaal cusub oo uu kusoo bandhigay sida dadweynaha ku dhaqan degmada Ceelbuur ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud usoo dhaweeyeen howlgalkii Inghimaasiga ee ka dhacay dhismaha xarunta SYL ee kaabiga ku haysa madaxtooyada dowladda Riddada, halkaas oo Allah fadligiis lagu dilay 28 xubnood oo murtadiin ah, sidoo kalena lagu dhaawacay 41 kale oo ay ku jiraan 8 xildhibaan oo ka tirsan dawaaqiidda Riddada.
Qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Ceelbuur, ayaa si diirran usoo dhaweeyay howlgalkan barakaysan ee lagu beegsaday dawaaqiidda iyo masuuliyiinta kooxda Riddada,muuqaal baahiyaha Kkataa’ib ayaa dareenkooda wax ka waydiiyay bulshada reer Ceelbuur, waxayna shucuurkooda ku biiriyeen bulshada wilaayaadka islaamiga ah ee sida wayn ugu laabqabowsaday howlgalkan barakaysan.