Boqollaal ka mid ah dadweynaha ku dhaqan degmada Jammaame ee wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka ayaa isugu soo baxay fagaaraha degmadaasi, si ay halkaasi ugu muujiyeen sida ay kaga soo horjeedaan heshiiska xaaraanta ahaa ee xabashida lagu siiyay qaybo ka mid ah xeebaha Soomaaliya.
Isku soo baxan ka dhacay degmada Jamaame ayaa qayb ka ah isku soo baxyo ballaaran oo sidan oo kale uga dhacay degmooyinka wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka, kuwaas oo ay dadka Soomaaliyeed ku muujinayeen diyaar garowgooda ku aaddan inay diyaar u yihiin halganka ka dhanka ah nasaarada xabashida.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.