Sawirro laga soo qaaday xaruntii ay mujaahidiintu weerarka inqimaasiga ah ku galeen ee Pearl Beach ee magaalada Muqdisho, ayaa muujinaya burbur lixaad leh, oo howlgalkii mujaahidiinta kasoo gaaray xaruntaas, oo ah bar kulan ay ku caweeyaan saraakiisha kooxda Riddada Soomaaliya.
Muuqaalladan laga faafiyay dhismaha xarunta Pearl Beach ee ay camaliyadda Inqimaasiga ah ku galeen ciidamada mujaahidiinta ayaa muujinaysa dhinac ka mid ah khasaaraha maadi ee camaliyaddaasi kasoo gaaray murtadiinta, ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in dhismahan uu Share kulahaa madaxweynaha kooxda Riddada Soomaaliya murtad Xassan Sheekh Maxamuud, halkaas oo marka laga soo tago abaabulka dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka sidoo kale ahayd halka laga hago boobka dhaqaalaha ummada Soomaaliyeed ee muslimka ah.
Howlgalka noo qaatay ku dhawaad 10 saacadood oo xiriir ah waxay ragga Inqimaasiyiinta ah ee mujaahidiinta Allaah fadligii ku dileen 29 xubnood oo murtadiin ah, sida uu bayaan horudhac ah ku xaqiijiyay taliska ciidanka ee xarakada mujaahidiinta Al-shabaab.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Burburka Dhismaha Xarunta Pearl Beach.