Khasaare baaxad leh oo isugu jira mid nafeed iyo mid maaliyadeed ayaa maleeshiyaadka murtadiinta kasoo gaaray howlgalkii Istish-haadiga ee saaka ciidamada mujaahidiintu ay ka fuliyeen gudaha xarun ay leeyihiin maleeshiyada murtadiinta ee loogu yeero boolisiyo-milataare ee Imaaraadka sida gaarka ah u hoostaga iyo maleeshiyaad sirdoonka iyo jawaasiista kooxda Riddada, taasi oo kutaal deegaanka Ceelasha biyaha ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho.
Camaliyaddan Istish-haadiga ah oo u dhacday sidii loo qorsheeyay waxaa Allaah fadligiis inta la hubiyay ku dhintay 49 murtad iyo dhaawac intaas kasii badan, kuwaas oo iskugu jira askar iyo saraakiil, burbur xoog leh ayaa sidoo kale camaliyaddan kasoo gaaray dhismaha xarunta la beegsaday.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Burburka Xarunta Riddada.