Diyaaradaha saliibiyiinta Maraykanka ayaa duqaymo wuxuushnimo ah ku beegsaday goobo waxbarasho, xarumo ganacsi iyo guryo shacab ay deganyihiin, waxaana duqaynta degmada Jilib ku shahiiday mid ka mid ah shaqaalaha shirkadda korontada Jeesco oo ah shirkaddii korontada siin jirtay magaalada, dhowr qof oo kale ayaa ku burburay duqaynta saliibiyiinta Maraykanka ee degmadaasi.
Dhanka duqaynta degmada Bu’aale ay ka gaysteen diyaaradaha saliibiyiinta Maraykanka waxaa ku burburay xarunta waxbarashada madarasada Abuubakar.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Duqaynta Maraykanka Ee Jilib.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Duqaynta Maraykanka Ee Bu’aale.