Ceel-buur waa degmada xarunta u ah maamulka wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, waxaa maanta si la mid ah degmooyinka kale ee wilaayadaasi iyo wilaayaadka kale ee dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya looga oogay labada rackadood ee salaadda Ciidul-fidriga.
Goob fagaare ah ayay si la mida bulshada ku dhaqan degmada Ceelbuur isugu soo baxeen kadibna ku oogeen labada rakcadood ee salaadda ciidda,
Hoos Ka Daawo Sawirrada Ciidda Ceelbuur.