Degmada Jammaame ee wilaayada Jubbada hoose, waxay maanta bulshadeedu u ahayd maalin farxadeed si la mid ah bulshooyinka kale ee caalamka, waxayna dadku isugu soo baxeen fagaare wayn oo kuyaal magaalada, fagaaraha oo si wayn loo qurxiyay ayay dadka muslimiinta ah ku oogeen labada rakcadood ee salaadda Ciidul-adxaa Al-mubaarak.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.