Xafiiska warfaafinta ee mujaahidiinta ayaa goordhow faafiyay sawirro muhiim ah oo laga keenay fagaaraha dagaalka, gaar ahaan saldhiggii maanta cagta lagu mariyay maleeshiyaadka Riddada ee deegaanka Masagawaay ee wilaayada Galgaduud.
Sawirradan oo uu maktabka warfaafinta ayaa horudhac u ah jabkii saaka maleeshiyaadka murtadiinta ku qabsaday deegaanka Masagawaay waxayna muujinayaan sida ay mujaahidiintu cagta u mariyeen xerada ciidan iyo bakhtiyada maleeshiyaadka Riddada oo dhex daadsan difaacyada iyo xitaa gudaha deegaanka.
Waa xasuuqii ugu xumaa abdi oo lagala duldhaco maleeshiyaadkan Riddada ah ee lagu soo tabobaray dalka Ertirea ayna aad ugu faanaysay xukuumadda Riddada ah ee Muqdisho.
Xafiska warfaafinta ayaa sidoo kale xaqiijiyay in khasaaraha dhimasho ee weerarkii saaka ka dhacay Masagawaay ee cagta lagu mariyay murtadiinta iyo kamiinka ka dhacay deegaanka Waniile uu gaaray 149 askari oo dhimasho ah.
Halkan Kala Deg Sawirrada Oo Dhamaystiran.
Ama Hoos Ka Daawo.