Diyaaradaha dagaalka ee dowladda saliibiyadda Maraykanka ayaa saacadihii lasoo dhaafay duqayn dhanka cirka ah oo ay ka gaysteen degmada Bu’aale ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka ku beegsaday guryo ay leeyihiin dad shacab ah iyo madaraso ay caruurtu wax ku bartaan.
Duqaynta waxaa inta la xaqiijiyay ku shahiiday wiil yar oo hal sano jir ah iyo hooyadiis, sidoo kale waxay duqayntaasi burburisay guryo ay dad shacab ah leeyihiin iyo madraso ay caruurtu wax ku barato, sawirro iyo muuqaal goobta laga soo qaaday ayaa muujinaya shuhadada iyo burburka madarasada iyo guryaha shacabka.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.