Ciidamada mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam Wal-muslimiin ayaa shaaciyay in ay weerar cagmarin ah ku qaadeen saldhig ay ciidamada Riddada Maali kaga suganyihiin mandiqadda Faraaboogo ee dhacda gobolka Siiqo.
Mujaahidiintu waxay Allaah fadligiis weerarkaan ku dileen in ka badan 30 askari, waxayna nolosha ku qabteen saddex kale, iyagoo burburiyay gaadiid badan oo kuwa dagaalka oo ay kamdi yihiin kuwa gaashaaman, waxayna sidoo kale soo furteen shan ka mid ah gaadiidka dagaalka, dhuun shilke, 2 qori oo dhashiike ah, 11 qori oo BKM, 4 qori oo RBG ah, hal qori oo Hoobiye ah, qori SPG, tobaneeyo qori oo Ak47 iyo rassaas iyo agabyo ciidan oo fara badan.
Dhanka kale waxay mujaahidiinta Nusratul Islaam Wal-muslimiin shaaciyeen in weerarkaasi ay ku shahiideen laba mujaahid, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay mujaahidiinta oo lagu faahfaahinayay howlgalkan cagmarinta ah.
Mu’asasada Alzzallaaqah oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta Saaxilka iyo saxaraha Africa ayaa dhankeeda baahisay sawirrada weerarkaasiiyo qaniimada lagu soo furtay weerarkan barakeysan ee ka dhacay dalka Maali.
Hoos Ka Daawo Sawirrada,