Waxaa la faafiyay sawirrada raadadka qaraxii xoogganaa ee ay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Ceel-garas ee wilaayadan islaamiga ah Galgaduud, halkaas oo ay mujaahidiintu ku khaarajiyeen 2 xildhibaan oo ka tirsan maamulka ashahaada la dirirka ah ee Galmudug.
Sawiradan la faafiyay ayaa muujinaya baaxadda khasaaraha ka dhashay qaraxii lagu khaarajiyay xildhibaannada kala ah Maxamed Maxamuud iyo Cabdullaahi Ibraahim Shaaciye, kuwaas oo Allaah fadligiis lagu dilay gudaha degmada Ceel-garas, muuqaallada masuuliyiintaasi Riddada ahaa ayaana laga arki karaa oo kaliya xubnahooda oo midba meel ay ku tuurtay miinada mujaahidiinta.