Degmada Xiindheere, waxay ka mid tahay degmooyinka iyo deegaannada wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud ee maalintii Arbacada dadka muslimiinta ah ay ku ciideen, boqollaal ka mid ah dadka deegaanka ayaana isugu yimid goob musalle ah oo uu u diyaariyay maamulka islaamiga ah, halkaas oo ay ku oogeen labada Rakcadood ee salaadda Ciidul-fidriga.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.