Maamulka wilaayada islaamiga ah ee Jubbada hoose, ayaa degmada Jamaame kusoo gabagabeeyay xamlo dacwi ah oo loo qabtay haweenka muslimaadka ah ee ku dhaqan degmadaasi, waxaana xamladaasi loogu magac daray Sheekh Cabdiraxmaan Xudayfa Alle haka aqbalee.
Waxaa xamladan dhinac socday dowraad kala duwan oo sharci ah, taasi oo ay iska kaashadeen maamulka islaamiga ah ee wilaayada Jubbada hoose iyo maktabka dhexe ee dacwada Xarakada mujaahidiinta Al-shabaab, munaasabadda gabagabada u ahayd xamlada waxaa kasoo qayb galay culimo, masuuliyiin, odayaal dhaqameed, haweenka degmada Jammaame iyo marti sharaf kala duwan.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Xafladda.