Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa goordhow baahiyay waraysi maqal iyo muuqaal ah oo uu la yeeshay Sheekh Jaamac Cabdisalaan oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga ah, kaas oo sheekha wax looga waydiinayay arimo la xiriira heshiiskii xaaraanta ahaa ee maalin ka hor Itoobiya lagu siiyay dekadda iyo xeebaha Zaylac.
Cinwaanka waraysiga oo u dhignaa sida tan “Taako ka mid ah dhulka islaamka qofna ma bixin karo, Xasan sheekhna ma matalo ummada Soomaaliyeed”, ayuu Sheekh Jaamac Cabdisalaam kaga jawaabayaa waydiimo dhowr ah oo uu Channelka Kataa’ib ka waydiiyay xaaladda murugada leh ee Itoobiya lagu siiyay xeebaha Soomaaliya, Sheekha ayaa waraysigiisa baaq muhiim ah ugu diray umadda Soomaaliyeed ee muslimiinta, si ay isaga dhiciyaan saliibiyiinta usoo bira tumanaysa boobka khayraadkooda.
Halkan Ka Daawo Waraysiga Sheekh Jaamac Cabdisalaam.