Howlgalkii saacadaha badan ee inghimaasiyiinta mujaahidiinta Al-shabaab ay ku qaadeen dhismaha xarunta SYL ee magaalada Muqdisho, ayaa si wayn looga bogaadiyay wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya, waxaana howlgalkan si isku mid ah usoo dhaweeyay culimada, waxgaradka, abwaannada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal uu kusoo qaadanayo kalimad uu jeediyay Sh Cabdi-waaxid Isxaaq Muudey oo ka mid ah culimada muslimiinta ee ku nool degmada Jilib ee wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka, wuxuuna sheekhu bogaadiyay howlgalkii xarunta SYL ee mujaahidiintu muddada ka badan 15-ka saacadood ay ka dhex jihaadayeen, kuna dileen 28 xubnood oo murtadiin ah, 41 kalena ku dhaawaceen oo ay ku jiraan 8 xubnood oo ka mid ah dawaaghiidda Riddada, Sh Cabdil-waaxid ayaa howlgalkan ku bogaadiyay xilli uu tacliiqinayay khubaddii Jumcaha masjd Quba ee degmada Jilib.