Ugaas Ciise Ugaas Maxamed Carab Ugaaska guud ee beesha Maxamuud Hiraab ayaa kalimad ka jeediyay shirkii dhawaan usoo gaba gaboobay odayaasha dhaqanka iyo hogaanka Qabaa’ilka dega Wilaayaatka Islaamiga dalka Soomaaliya.
Ugaaska Beesha Maxamuud Hiraab ayaa goobta kulanka ka sheegay in beesha Maxamuud Hiraab ay gacal u tahay cid walbo oo jecel ama difaaceysa Kitaabka Allaah taasi badalkeedane ay beesha Maxamuud Hiraab Cadow u tahay cid kasta oo kasoo horjeeda Kitaabka Allaah.
Ugaas Ciise Ugaas Maxamed Carab ugaaska guud ee beesha Maxamuud Hiraab ayaa sheegay in si buuxda beesha u dhaqan galineysa Fatwada culimada iyo bayaankii kasoo baxay odayaasha dhaqanka.
Halkan Hoose Ka Daawo Kalimadda Ugaaska Guud Ee Beesha Maxamuud Hiraab.