Ugaas Cabdi Llaahi Daahir Axmed Ugaaska guud ee beesha Mursade ayaa kalimad ka jeediyay shirkii dhawaan usoo gaba gaboobay odayaasha dhaqanka iyo hogaanka Qabaa’ilka dega Wilaayaatka Islaamiga dalka Soomaaliya.
Ugaaska Mursade ayaa sheegay in beeshiisa ay ka go’antahay garab istaaga Mujaahidiinta iyo la dagaalanka xukuumada Garguurte iyo shisheeyaha soo duulay.
Ugaas Cabdi Llaahi Daahir Axmed Ugaaska guud ee beesha Mursade ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo guud ahaan shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho iney hubka qaataan oo ay iska saaraan maamulka Garguure iyo shisheeyaha soo duulay.
Halkan Hoose Ka Daawo Kalimadda Ugaaska Beesha Mursade.