Mu’asasada As-saxaab oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa baahisay kalimad cusub oo maqal iyo muuqaal ah oo uu jeediyay Sheykhul amiir xakiimul ummah Dr Ayman Ad-Dawaahirii taas oo uu Sheekhu uga hadlay gabar Muslimad ah oo dhawaan ay ihaaneysteen koox Hinduus ah xilli ay ku ceebeynayeen xijaabka sharciga ee ay ku labisan tahay, halka iyaduna ay ku faaneysay xijaabkeeda iyo asturnaanteeda.
Dowlada Hindiya gaar ahaan maamulka mandiqada Karnataka ayaa bilo kahor soo rogay in gabdhaha Muslimaatka ah ee dhigta iskuulada iyo jaamacadaha loo diido inay fasalada kusoo galaan xijaabka, gabadhii go’aankaas ka dhego adeygtana loo diido inay gasho imtixaanka guud ee wadanka.
Halkan Ka Daawo Kalimadda Sheekh Dr Ayman Al-dawaahir.