Haweenka muslimaadka ee ku dhaqan degmada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka ayaa agabyo kala duwan oo muhiim ah ku wareejiyay ciidamada mujaahidiinta ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka wilaayada Jubbooyinka, si ay uga qayb qaataan halganka jihaadka ah ee lagula jiro saliibiyiinta iyo murtadiinta.
Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ay haweenkaasi ku wareejinayeen agabyada kala duwan ee ay ugu talageen inay ku garab istaagaan walaalahooda iyo wiilashooda mujaahidiinta ah ayaa ka dhacday hoolka wayn ee Sumaya, halkaas oo ay kasoo qayb galeen marti sharaf kala duwan, waxaad na sawirrada ku daawan kartaa sida quruxda badan ee ay haweenka degmada Jilib isugu howleen garab istaagga walaalahooda mujaahidiinta ah ee ku sugan furimaha hore.
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Idaacadda.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.