Degmada Jammaame ee wilaayada Jubbooyinka waxaa ka dhacay isku soo bax ballaaran oo bulshada degmadaasi ay ku muujinayeen dareenka ay la qabaan dadka shacabka ah ee dhibbanaha u ah duqaymaha diyaaradaha saliibiyiinta Kenya ay ka gaysanayaan wilaayaadka islaamiga ah ee Gedo iyo Jubbooyinka.
Dadweyne aad u fara badan ayaa isugu soo baxay fagaaraha degmada Jammaame, waxaana halkaasi laga jeediyay kalimaad kala duwan, waxayna shacabka magaaladaasi cambaareeyeen duqaymaha arxan darrada ah ee ay saliibiyiinta Kenya ku hayaan dadka rayidka ah.
Halkan Ka Dhagayso Codadka Kalimaadkii Isku Soo Baxa Laga Jeediyay.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.