Magaalada Jilib ee xarunta wilaayada Jubbooyinka waxaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay isku soo bax ballaaran oo ay kasoo qayb galeen kumannaan ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada, kaas oo looga dhiidhinayay gaboodfallada ka dhanka ah dadka rayidka ah ee ay gaysanayaan diyaaradaha saliibiyiinta Kenya.
Isku soo baxa oo ka dhacay fagaaraha macallin Aadan Xaashi Ceyroow, oo caan ku ah marti gelinta munaasabaadka waawayn waxaa kasoo qayb galay kumannaan ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada, waxayna dadweynuhu halkaasi ku muujiyeen dareenkooda ku aadan duqeymaha ay kuffaarta Kenya ka gaysanayaan wilaayaadka islaamiga ah ee Jubbooyinka iyo Gedo.
Halkan Ka Dhagayso Kalimaadka Culimada Wilaayaadka Islaamiga Ah.
Halkan ka Dhagauso Kalimaadka Odayaasha Dhaqanka Islaamiga ah.
Halkan Ka Dhagayso Shucuurka Dadweynaha Ku Dhaqa Jilib.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Isku Soo Baxa Ka Dhacay Jilib.