Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen hooyga uu deegaanka garasbaaley ka daganyahay nuur gaamir oo ah gudoomiyaha federaalka ugu magacaaban deegaanka.
Goobta waxaa ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan kaasi oo dhexmaray ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaatka ilaalada ka ah hooyga murtad gaamir.
Dhanka kale howlgal gaar ah oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen xaafada jamhuuriya ee degmada kaaran ee gobalkan banaadir waxey ku dileen muuse talayaani oo ka tirsanaa booliska ridada.
Murtad Talayaani ayaa ahaa askari caan ku ahaa dhibaateynta dadka shacabka ah ee ku dhaqan xaafada Jamhuuriya ee degmada kaaraan.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.