Waxaa wali gudaha hoteelka Naasa Hablood Labo oo ku dhaw Xarunta madaxtooyada ka dagaalamayo ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo galinkii dambe ee shalay weerar xoog ku gal ah kula wareegay gacan ku heynta hoteelka.
Khasaaraha ka dhashay weerarka Maalintii Labaad galay ee ka socda Hoteelka ayaa sii korortay waxaana soo baxayo saraakiil sar sare oo lagu dilay weerarkaan.
Waziirkii Arimaha gudaha maamul gaaleedka Konfur Galbeed ninka lagu magacaabo Madoobe Nuunow ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay weerarka culus ee maalintii Labaad ka socda gudaha hoteelka.
Sidoo kale xubnaha lagu diay weerarkan galay maalintii Labaad waxaa ka mid ah La Taliyaha Waziirka Amniga ninka lagu magacaabo Zakariye Ciise iyo saraakiil kale oo ka tirsan dowlada Ridada.
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Maalintii Labaad maamulayo hoteelka Naasa Hablood Labo ayaa gudaha hoteelka ku toogtay xubno ka tirsan dowlada kuwaasi oo u gacan galay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee weerarka xoog ku galka ah ku qabsaday hoteelkaasi.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.
allahu akbar walillahilxamdu