Waxaa sii xoogeystay dagaalka culus ee ka socda gudaha hoteelka Naasa Hablood Labo oo ah hoteel uu leeyahay waziirka Amniga dowlada ridada ninka lagu magacaabo Muxamed Abuukar Islow kuna yaala nawaaxiga xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia.
Dagaalka ka socda hoteelka ayaa galay saacadii Saddex-aad,iyadoona ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee weerarka xoog ku galka ah ku qaaday hoteelka ay la wareegeen gacan ku heynta hoteelka.
Inka badan Soddon isugu jirta saraakiil,maleeshiyaat iyo xubno kale oo ka tirsan dowlada Ridada ayaa ku dhintay weerarka culus ee wali ka socda gudaha hoteelka Naasa Hablood Labo.
Ciidamada Inqimaasiyiinta Shabaabul Mujaahidiin ee ka dagaalamayo gudaha hoteelka ayaa la xaqiijiyay iney toogasho ka wadaan gudaha hoteelka,iyadoona maleeshiyaatka dowlada Ridada ay ka dagaalamayaan banaanka hoteelka.
Lasoco Waxii Kusoo Kordha.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu,Somalia.