Dagaalka Kowaad oo ahaa dagaal xoogan waxa uu ka dhacay gudaha iyo duleedka degmada Qoryoole waxeyna ciidamada Mujaahidinta si toos ah u weerareen saldhiga iyo fariisimaha Kufaarta iyo Murtadiinta ay ka sameysten degmadaasi.
Dhawaaqa rasaasta dagaalkan ayaa si aad ah looga maqlayay xaafadaha degmada iyo deegaanada hoostaga,iyadoo ay jirto khasaara cadowga Allaah lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.
Howlgalka Labaad oo isuguna ahaa dagaal toos ah waxey ciidamada Mujaahidinta ku qaadeen isbaarada iyo FariisInka maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka sameysteen halka Loo yaaqana Shanta La foole oo ka tirsan deegaan weynaha Laf oole ee Wilaayada Shabeelada hoose.
Goobta Isbaarada u ah Murtadiinta ee ciidamada Mujaahidiinta ay weerareen ayaa goob Cadowga Allaah si aad ah ugu dhibaateeyaan dadka iyo gaadiidka isticmaala wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye.